Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ayaa waxaan ku soo qaadanaynaa qayb kale oo ka mid ah sheekooyinkii suugaanta iyo Dhaqanka Soomaalida taariikhda ku yeeshey.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona gudbiya Axmed Faarax Cali "Idaajaa".
Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.