Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK oo Bilowday Baarista Dadka Socdaalka ah


Gegida caalamiga ah ee ay diyaaraduhu ka duulaan ee Heathrow ee ugu weyn dalka Baritain ayaa waxa maanta oo Talaado ah ka biloowday baaritaano lagu sameeynayo dadka ka soo degaya garoonkaasi, iyadoo baaritaankaas lagu fidin doono dhamaan meelaha laga soo galo dalka Britain.

Arrintaas ayaa ah mid ay dawladu ay uga hortegeyso in dalkeeda uu u soo talaabo cudurka Ebola.

XS
SM
MD
LG