Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraysi Gaar ah: Wasiirka Arrimaha Africa ee Britain


Wasiirka Arri.Africa ee Britain James Duddridge
Wasiirka Arri.Africa ee Britain James Duddridge

Wasiirka Britain ee Arrimaha Afrika ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in Somalia ay ka dhacdo doorasho sannadka 2016 si waddanka uu horey ugu talaabsado.

Mr James Duddridge oo bishii horey qabtey xafiiska ayaa sidoo kale ka Hadley dadaalka loogu jiro la dagaalanka Ebola, xasaradda ka aloosan Koonfurta Sudan, ururrada xagjirka ee ka jira Africa iyo arrimo kale.

Weriyaha VOA Daud Aweis ayaa wareysi gaar ah Mr Duddridge kula yeeshey xarunta Qaramada Midoobay ee New York.

Warbixinta oo dhammaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Wasiirka Arrimaha Africa ee Britain oo u warramay VOA
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

XS
SM
MD
LG