Dabley ka tirsan ururka alShabab ayaa weerar ku qaaday xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Sawirro: Weerarkii Madaxtooyada

1
Albaabka weyn ee laga galo madaxtooyada, Mogadishu, July, 9, 2014.

2
Askari ag taagan burburka baabuurkii ku qarxay ganjeelada madaxtooyada Mogadishu, July, 9, 2014.

3
Askari ka tirsan AMISOM oo qiimaynaya burburkii ka dhashay weerarkii madaxtooyada, Mogadishu, July 9, 2014.

4
Askarta madaxtooyada Soomaaliya, Mogadishu, July, 9, 2014.