Brazil waxaa ka furmaya ciyaaraha koobka Adduunka oo ay ku tartamayaan 32 kooxood oo ka kala socda caalamka.
Sawirro: Koobka Adduunka ee Brazil
9
Ciyaaryahannada kooxda England oo tababar sameynaya.
10
Garoonka Mineirao ee Belo Horizonte, Brazil.
11
Ciyaaryahanka Cameroon Eric-Maxim Choupo Moting
12
Mid ka mid ah taageerayaasha xulka Brazil