Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Maamule Cabdulqaadir Sheek Maxamed


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Maamulaha Dugsi Academy Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Cusmaan. Dugsi Academy oo waa iskuul hoose/dhexe oo gaar ah, kaas oo ay maamulaan dad Soomaali ah, kuna yaalla gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Cabdulqaadir waxa barnaamijka Su'aalo ku weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOAda.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhagesyo.
XS
SM
MD
LG