Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qatar Dhinaca Biyaha ah oo ka Taagan West Virginia


Gobolka West Virginia ee Maraykanka ayay soo food saartay khatar caafimaad oo la shegay inay ka dhalan karto biyaha webiga oo sumoobay kadib markii la ogaaday inay ku daadatay Chemical wax yeeli karta caafimaadka noolaha kala duwan ee ay gaadho.
Magaalada ugu wayn gobolkaasi waxaa laga mamnuucay dadka inay isticmaalaan biyaha guryaha iyo meheradaha oo laga shaki qabo inay suntaasi ku jirto.

Hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa arimahaasi iyo saamaynta ay yeelan karto ka waraysatay Faarax Maxamuud Maxamed oo ka mid ah dadka deegaanka u ololeeya oo ku sugan gobolka Virginia. Waxaanay ugu horayn waydiisay goorta la ogaaday suntan webiga gashay.

Wareysiga oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00
XS
SM
MD
LG