Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha todobaadkan waxaanu idiinku soo gudbin doonno qeyb kale oo ka mid ah taxane ku saabsan dhaqankii ay Soomaalidii hore ka sameysatey habka mudan in ay u wada dhaqmaan dadka xididnimadu ay dhex-marto.
Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.
Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.