Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Kampala ee ay ku kulmeen madaxda wadamada ay ka soo jeedaan Ciidamada AMISOM.
Waxaana barnaamijka ka qayb galaya :
Eng-Cabdiraxmaan Cumar Yariisow oo ah afhayeenka madaxtooyada Somalia.
Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo ah agaasime ku xigeenka machadka Heritage ee Cilmi baadhista ee magaalada Muqdisho.
Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane oo ah siyaasi isla markaana hore xildhibaan iyo wasiir u soo noqday.
Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.