Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wajeer: Baabuur Sida Walxaha Qarxa oo la Qabtay


Wararka ka imanaya degmada Wajeer ee waqooyi-bari Kenya ayaa sheegaya in booliska Kenya ay qabteen baabuur xamuul ah oo ay saarnaayeen 27 tan oo ah kiimikada walxaha qarxa laga sameeyo oo la sheegayo inuu ku wajahnaa dalka Somalia.

Afhayeenka Booliska Kenya Masood Mwinyi Masudi, ayaa VOA u xaqiijiyay in ciidanka booliska Kenya ay baabuurkaasi qabteen, wuxuuna sheegay in haatan ay wadaan baaritaanno la xiriira baabuurkaasi iyo walxaha saaran.

Wariyaha VOA ee magaalada Nairobi Maryan Maxamuud Barre "Qalanjo" oo faahfaahinaysa sida wax u jiraan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:25 0:00
XS
SM
MD
LG