Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammuuraha Mareykanka: Xiriirka Iran iyo Mareykanka


Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalka Iran Hasan Rowhani
Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalka Iran Hasan Rowhani
Dadka reer Iran ayaa dhawaan madaxweyne u doortay wadaadka qunyar socodka ah ee Hasan Rowhani oo si lama filaan ah ugu guuleystay doorashadii dalkaasi ka dhacay.

Dowladda Mareykanka ayaa madaxwenaha cusub ee Iran, Hasan Rowhani ku boorrisay inuu qaato waddo ka duwan tii markii hore uu dalkaasi raacay, taasi loola jeedo barnaamijka hubka nuclearka ee Iran oo ay reer galbeedka iyo wadamada ay xulufada yihii ay si aad uga soo horjeedaan in la arko Iran oo yeelata hubka nuclear-ka.

Hadaba Barnaamijka Ammuuraha Mareykanka ayaan ku eegeynaa sida uu noqonayo xiriirka labada dal ka dib doorashadii madaxweynaha cusub ee dalka Iran. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00
XS
SM
MD
LG