Madaxweyne Xasan Shiikh oo marti ku ah Barnaamijka waa Go'aanka oo ay VOA ku qabatay magaalada London, dhalinyaradana Su'aalo uga jawaabaya.
Sawirro: Madaxweynaha iyo Dhalinyarada London
21
Dadwaynaha ka soo qeyb galay barnaamijka VOA ee London
22
Madaxweyne Xasan Shiikh oo marti ku ah barnaamijka dhalinyarada ee "Waa Go'aankaaga" iyo Haruun Macruuf oo ka tirsan VOA oo Barnaamijka Daadihinaya.
23
Dadwaynaha ka soo qeyb galay barnaamijka VOA ee London
24
Dadwaynaha ka soo qeyb galay barnaamijka VOA ee London