Madaxweyne Xasan Shiikh oo marti ku ah Barnaamijka waa Go'aanka oo ay VOA ku qabatay magaalada London, dhalinyaradana Su'aalo uga jawaabaya.
Sawirro: Madaxweynaha iyo Dhalinyarada London
5
Madaxweyne Xasan Shiikh oo marti ku ah barnaamijka dhalinyarada ee "Waa Go'aankaaga" iyo Haruun Macruuf oo ka tirsan VOA oo Barnaamijka Daadihinaya.
6
Dadwaynihii ka soo qeyb-galay barnaamijka oo madaxweynaha su'aalo waydiinaya.
7
Dadwaynaha ka soo qeyb galay barnaamijka VOA ee London
8
Madaxweyne Xasan Shiikh oo marti ku ah barnaamijka dhalinyarada ee "Waa Go'aankaaga" iyo Haruun Macruuf oo ka tirsan VOA oo Barnaamijka Daadihinaya.