Waxaa Maanta magaalada London ka furmay shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, waxaana shirkaasi ka qeyb galaya madax iyo ergooyin ka kala socda ilaa 50 dal.
Sawirro: Shirka London ee Arrimaha Soomaaliya
9
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Ra'iisul-wasaaraha Britain David Cameron, iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud.
10
Daarta lagu qabtay shirka Soomaaliya ee London