Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Ummuuraha Islaamka


Barnaamijka Ummuuraha Islaamka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay maxaabiista ku jira xabsiga Guantanamo Bay oo cuntada ka soomay.

Tirada cuntada ka soontay ayaa wararku sheegayaan inay 90 kor u dhaaftay, iyada oo tiro 10 kor u dhaafaysana si qasab ah lagu quudinayo markii laga cabsaday in gaajadu ay wax yeesho.

Tirada guud ee xabsigaas ku jirta ayaa la sheegay inay tahay 166 maxbuus oo ka soo kala jeeda 40 dal oo Muslin ah.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00
XS
SM
MD
LG