Madaxweynaha oo weheliyaan wafdi uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa soo gaarey Maraykanka ka dib, kulan ay Lodon kula yeesheen madaxda Britian.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdilaahi Cumar oo VOA ay wareysi la yeelatay ayaa sheegay inay Maraykanka u yimaaddeen la kulanka siyaasiyiin, mudanayaal Congress, iyo hogaamiyeyaal dhinaca ganacsiga ah.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.