Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Ragga Lagu Tuhmayo Qaraxa Boston


Waxa Xaley la diley mid ka mid ah laba nin oo lagu tuhumey in ay ka dambeeyeen Qaraxyadii Isniintii ka dhaceyOrodkii Maratoonka ee magaalada Boston.

Iyadoo kii labaadna uu baxsdey, laakiin lagu daba jiro.



Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegay ina labada nin ay ka soo jeedaan wadanka Chechnya.

Madaxa laanta Af Soomaaliga ee VOA Cabdiraxman Yabarow oo si fiican ula socda arimaha qaraxyada Boston, ayaa falanqeynaya wararkii ugu danbeeyey ee ninkan la tuhmayo inay ka danbeeyeen qaraxii lala eegtay tartankii Boston Marathon.

Falanqeynta oo dhan halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00
XS
SM
MD
LG