Sawirrada Baydhabo.
Sawirro: Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay
1
Halkani waa bartamaha suuqa Baydhabo
2
Halkani waa bartamaha Baydhabo, gaar ahaan Afar Irdoodka
3
Mid ka mid ah gaadiidka dadweynaha oo isticmaalaya waddo ku taalla Baydhabo
4
Halkani waaa muuqaal muujinaya garoonka ciyaaraha ee Baydhabo oo adhi uu daaqayo.