Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Prof. Cabdirisaaq Caraale oo bare ka ah Jaamacadda Moi ee dalka Kenya. Prof. Caraale waxa uu isha ku hayey doorashadii Kenya, waxana uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOAda
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.