Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Ambassador Maxamed Cali Ameriko

Safiirka Somalia Maxamed Cali Ameriko ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ku wareejisay dowladda Somalia furayaasha iyo waraaqaha milkiyadda ee dhismaha iyo dhulka safaaradda Somalia ee Magaalada Nariobi.

Mudane Ameriko oo marti ku ah barnaamijkeena todobaadkan ayaa uga hadli doona arimahaasi.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka Martida.

please wait

No media source currently available

0:00 0:11:00 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG