Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqanka iyo Hidaha # 143


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha ee maantana waxaad ku maqli doontaan qeyb sedexaad oo ku saabsan Ararta, taasoo ah astaan ka mid ah astaamaha maansada Soomaalida.

Barnaamijkan Dhaqanka iyo Hidaha waxaa isku soo duwa, soona jeediya qoraaga Soomaaliyeed ee Axmed Faarax Cali " Idaajaa"

Qeybtii 143-aad ee Barnaamijka halka hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:42 0:00
XS
SM
MD
LG