Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Joe Biden iyo Paul Ryan oo Dood Dhexmartay


Madaxweyne ku-xigeenka Maraykanka Joe Biden iyo murashaxa madaxweyne ku-xigeenka xisbiga Jamhuuriga Paul Ryan ayaa dood kululi ku dhexmartay gobolka Kentucky.
Waa doodda kaliya ee labadooda dhexmaraysa, halka Barack Obama iyo Mitt Romney ay dood hore soo dhex martay, labo kalena ay u dhiman yihiin, iyaga oo isku noqon doona saddex doodood ka hor inta aan la gaarin maalinta doorashada oo ku beegan 6da bisha November ee sanadkan.

Hoosta ka dhageyso dood dhex martay Murshid Baaruud oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga iyo Sidiiq Maxamuud oo ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga.

please wait

No media source currently available

0:00 0:16:20 0:00
XS
SM
MD
LG