Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Madaxweynaha oo Bilaabatay


Baarlamaanka Soomaaliya
Baarlamaanka Soomaaliya
Dugsiga Sare ee Booliska ee Muqdisho waxa aka bilowday doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Xildhibaannada baarlamaanka ayaa madasha ku sugan iyo waliba 24-ka musharrax ee u tartamaya xilka.
Baarlamaanka ayaa haatan u coddeynaya go'anaka guddigii baarlamaanka ee ogolaannayay in xubnihii lagu muransanaa baarlamaanka loo ogolaado.
XS
SM
MD
LG