Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaraxa ka dhacay meel u dhow Hotel Muna

Qarax Ismiidaamin ah ayaa ka dhacay meel u dhow hotel Muna. Qaraxan waxaa ku dhintay ku dhawaad 20 qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen in kabadan 30 qof oo ay ku jiraan 3 mudane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.


Kuwo kale

XS
SM
MD
LG