Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaano gudbiyey Mooshin Cusub


Xildhibaano Eedeeyey Xukuumadda Somalia
Xildhibaano Eedeeyey Xukuumadda Somalia

Xildhibaanada mooshinka gudbiyey xalay, ayaa ku doodaya in mooshinkii hore uu yahay mid aan sharci ahayn, islamarkaana eedeymaha ka dhanka ah madaxweynaha aan caddeymo loo hayn.

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay guddoonka baarlamanka u gudbiyey mooshin ay sheegeen inay kaga soo horjeedaan mooshin hore oo ay gudbiyeen 93 xildhibaan oo ka dhan ahaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Xildhibaanada mooshinka gudbiyey xalay, ayaa ku doodaya in mooshinkii hore uu yahay mid aan sharci ahayn, islamarkaana eedeymaha ka dhanka ah madaxweynaha aan caddeymo loo hayn.

Xildhibaannadaas, ayaa waxaa ka mid ah xildhibaan Abuubakar Ibraahim Cali. Axmed Cali Sheekh ayaa wax ka weydiiyey sababta iyo shirciyadda mooshinkan cusub.

Wareysi: Xildhibaan Abubakar
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

XS
SM
MD
LG