Zelenskyy oo cambaareeyay weerarada Ruushka ee kaabayaasha dhaqaalaha Ukrane

Khudbad muuqaal ah oo uu jeediyay habeenkii sanadka cusub ayaa madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy wuxuu cambaareeyay gantaalada Ruushka ay la beegsanayaan kaabayaasha dhaqaalaha ee dalkiisa.

Warbixin dheer oo ay qortay VOA waxaa inoo soo koobeysa Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Ukraine oo cambaareeyay weerarada Ruushka ee kaabeyaasha dhaqaalaha.mp3