Dalalka Serbia, Hungary iyo Austria ayaa soo gabagabeeyay shirkii ay ku lahaayeen magaalada Belgarade ee caasimadda dalka Serbia, waxaana ay isla gaareen heshiis dhigaya in si wadajir ah loo xoojiyo ka hortagga tahriibayaasha ee doonaya in gaaraan dalalka Midowga Yurub.
Warbixintan oo ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa soo jeedinaya Wariyaha VOA-da ee Yurub Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
Your browser doesn’t support HTML5
Galbeedka Yurub oo ka shiray joojinta Tahriibka.mp3