Yemen: Isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga oo aqbalay xabbad-joojin

Maleeshiyada Xuutiyiinta 

Taliska ciidamada isku dhafka ah ee Isbahaysiga Sunniyiinta ee taageera Yemen ayaa aqbalay xabbad-joojin howlgalada militariga inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan oo maalmo yar ay ka horsan tahay.

Warkan waxaa soo direy wariyaha VOA Hussein Cismaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Yemen: Isbaheysiga Sunniyiinta oo aqbalay xabbad-joojin