Yemen: Isbaheysiga Sacuudiga oo sii daayay maxaabiistii ugu badneyd

Yemen

Yemen

Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa shaaca ka qaaday inay sii dayeen 163 Maxbuus oo ka tirsan kooxda Xuuthiyiinta.

Faahfaahinta warkan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Yemen: Isbaheysiga Sacuudiga oo sii daayay maxaabiistii ugu badneyd