Sawirro: Kulanka Obama iyo Dhalinyarada Africa

Depite Texas, Roger Williams te sou kad woulan pou li te al pran swen nan sal dijans lopital apre yon nonm te louvri kout zam sou kèk palmantè Repibliken nan estad Eugene Simpson Park , 14 jen, 2017 la nan Alexandria, Virjini.

Obama oo ka jawabaya suaallaha dhalinyarada

In kabadan 500 oo dhalinyaro ah oo ka yimid waddamada ka hooseeya Sahara Africa ayaa ka qeybgalayay barnaamijka YALI,  Washington, 3 AUG, 2015.

Kulanka Obama iyo Dhalinyarada Africa

Barack Obama oo jawaabaya suaallo ay dhalinyaradu weydiinaysay, YALI 2015, Washington, 3 Aug, 2015.

Kulanka iyo Dhalinta Africa

Qaar ka mid dhalinyarada Africa ee ka qeybgalayay barnaamijka YALI.

Qaar ka mid dhalinyarada Africa ee ka qeybgalayay barnaamijka YALI.

Ka qeybgalayaasha kulanka YALI, Washington, 3 AUG 2015.

Obama oo gacan qaadaya dhalinyarada Africa

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa Washington kula hadlay in kabadan 500 oo dhalinaro ah oo ka socday Qaaradda Africa kuwaasi oo ka qeybgalayay barnamija YALI