Xuutiyiinta oo jabisay xabbad-joojintii Yemen

Maleeshiyaadka Xuutiyiinta Yemen ayaa dagaal cusub ku qaaday fariisimo ciidan oo ku yaala bariga magaalada Ticis ee Koofur Galbeed Yemen, xili ay dhaqan gashay xabbad-joojin ay garwadeen ka aheyd Qaramada Midoobay.

Warbixintan waxaa Qaahira inooga soo diray wariyaheenna Hussein Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Xuuyiyiinta oo jabiyay xabbad-joojintii Yemen.mp3