Xulufada Israel oo dalbanaya xabad-joojin ka dhaqangasha Gaza

Baaqyada ku aadan xabad-joojin lagu soo dabbaalo Marinka Gaza ee ka soo yeeraya xulufada Isreal ayaa sii kordhaya, iyadoo ciidamada Israel dhinaca kale ay sii xoojiyeen weerarka.

Israel ayaa Gaza weerartay kadib markii Xamas ay weerar lagu dilay boqolaal qof, kuwa kalena lagu soo qafaashay ku qaaday Israel 7-dii October.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Xulufada Israel oo dalbanaya xabad-joojin ka dhaqangasha Gaza