Wasiirka Maaliyadda UK oo la kulmay midab-takoor weyn
London —
Dalka Britain, xildhibaan ka tirsan xisbiga mucaaradka ee shaqaalaha ayaa xisbigeedi uu shaqo joojin ku sameeyey kadib markii ay hadallo cunsuriyadi ay ku dheehan tahay ku ugu yeertay Xoghayaha Maaliyada Britain, iyada oo khudbad ka jeedinaysa kulan uu xisbigeedu lahaa.
Xildhibaanadan oo waalidkeedu kasoo jeedo dalka Bangaldhesh ayaa wasiirka ay kula kacdey hadallada cunsuriyada ah waalidkiis kasoo jeedaan dalka Ghana ee Galbeedka Afrika.
Warbixin ku sabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOAda Qaarda Yurub Abdihafid Awil Ismail.
Your browser doesn’t support HTML5
Xubno ka tirsan golaha wasiirada UK oo la kulmay cunsurinimo.mp3