Xoolo dhaqatada Kenya oo helay suuq online ah

Suuqyada xoolaha lagu iibiyo ee dalka Kenya ayaa muddo sanado ah waxaa haystay caqabado ay ka mid yihiin qiimaha xoolaha ee aan fadhin, awoodda wax iibsiga macaamiisha oo kooban iyo xirfadda suuq-geynta xoola dhaqatada oo liidata.

Hadda waxaa arrintaasi fududeysay oo wax ka baddashay, shirkad dhinaca online ka ah oo lagu magacaabo M-Nomad, taas oo xoola-dhaqatada u sahleysa in xoolahooda ay ku iibiyaan suuqa internet-ka ee shirkaddan.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixintan soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Xoolo dhaqatada Kenya oo helay oo suuq online ah