Xisbiga Labour-ka UK oo mar kale soo sharxay Xarbi Faarax oo Soomaali ah

Xisbiga Shaqaalaha ee dalka Britain ee loo yaqaano Labour Party ayaa Xildhibaan Xarbi Faarax oo hadda ka tirsan Gollaha deegaanka ee degmada Brent ee magaalada London oo Soomaalidu ay ku badan yihiin, u soo sharraxay in uu markii sadexaad u tartamo Golaha Deegaanka.

Wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa la xiriiray Xildhibaan Xarbi Faarax, ugu horreyna waxaa uu weydiiyay sida uu u arko in mar kale uu u tartamo Gollaha Deegaanka ee degmada Brent.

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiga Labour-ka UK oo mar kale soo sharxay Xarbi Faarax oo Soomaali ah