Xiisad siyaasadeed cusub oo ka taagan dalka Ciraaq
Cairo —
Wadanka Ciraaq, axsaabta siyaasadda ayaa diidey in lakala diro baarlamaanka iyo heyada Garsoorka, iyadoo wadaadka awoodda badan ee Shiicada ah ee Moqtada Al-Sadr uu ku hanjabay in haddii aan la kala dirin Baarlamaanka ay xaaladdu ka darin doonto.