Washington —
Xiisadda u dhaxeysa Turkiga iyo Mareykanka ayaa sii kordheysa, iyadoo dhinacba kan kale uu ku eedeynayo inuu halis amaan ku hayo.
Dagalka afka ee labada dhinac ayaa ka dambeeyay, markii Mareykanka uu soo riday dayuurad Drone ah oo uu Turkigu lahaa, taasii Washington ay sheegtay inay halis gelisay amaanka ciidamada Mareykanka eek u suggan Syria.
Dorian Jones ayaa warbixintan ka soo diray Istanbul Waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamud Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Xiisadda Turkiga iyo Mareykanka.