Xiisadda u dhexeysa dalalka Morocco iyo Tunisia oo xoogeysatay
Cairo —
Dawlada Morocco ayaa u yeertay safiirkeedii u fadhiyay dalka Tunisia si ay wadatashi ula yeelato, saacad uun kadib markii madaxweynaha Tunisia uu garoonka diyaaradaha ku qaabbilay hoggaamiyaha jabhada gooni u goosadka ah ee Polisario.
Waa sida uu warkan uu magaalada Qaahira nooga soo diray uu ku sheegayo wariyahayaga Xuseen Saxnuuni.