Xanuun dad badan soo ritay oo ka dillaacay dowlad deegaanka

Jaamacadda Jigjiga

Agaasimaha waaxda maareynta marxaladaha degdegga ah ee xafiiska caafimaadka dawlada deegaanka Soomaalida Abuubakar Sheekh Aadan ayaa sheegay in uu jiro xunuun cusub oo xumad daran wata oo bulshada soo ridanaya.

Waxa uu sheegay inay sameeyeen baaritaan, balse ayna ka helin calaamadaha xanuunadii ay filayeen in xumadan ay noqon karto balse haatan ay wadaan baaritaanno dheeri ah.

Abuubakar Sheekh Aadan ayaa Jigjiga ugu warramay wariyaha VOA Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Xanuun ka dillaacay DDS.mp3