Xanuun cusub oo Geel badan ku dilay dhulka Soomaalida Kenya

Geel

Geel

Qaar ka tirsan xoola-dhaqatada degmada Faafi ee Ismaamulka Garissa ee gobolka Woqooyi-bari Kenya ayaa ka cabanaya cudur Geela uga dhacay oo Geel badani u dhintay, qaar kalena uu hadda la xanuunsan yahay.

Xoola-dhaqatada ayaa sheegay in cudurkani uu yahay mid ku cusub ayna garan la'yihiin si ay Geela uga daaweyn lahaayeen.

Axmed Cabdullahi Jaamac ayaa warbixintan Dhadhaab kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta xanuunka ku dhaca Geela Kenya.mp3