Sheffield —
Booliska gobolka Yorkshire ee dalka UK ayaa xaqiijiyey dilka wiil Somali ah oo lagu dilay magaalada Sheffield ee gobolkaas.
Booliska ayaa magaca wiilka la dilay ku sheegay Sacad Cali, waxaana korkiisa ka muuqday dhaawacyo toorey, sida ays heegeen.
Wariyaheena Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa ka waramaya arrintan.
Your browser doesn’t support HTML5
Wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Sheffield