Soomaali kusoo baxay doorashada Golaha deegaanka ee magaalada Barron

Isaaq Cabdi Maxamed ayaa maalintii Talaadada loo doortey xubin ka tirsan Golaha Deegaanka ee magaalada Barron ee gobolka Wisconsin , waxaana uu Golaha ku matalayaa degmada saddexaad oo ka mid ah xaafadaha ay Soomaalidu deggan tahay.

Isaaq ayaa 75 boqolkiiba ku soo baxay codadkii la tiriyay.

Wariyaha VOA-da Maxamuud Mascadde ayuu khadka taleefanka ugu warramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Soomaali kusoo baxay doorashada Golaha Deegaanka ee magaalada Barron