Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Cudurka Qaaxada ee Soomaaliya

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda cudurka Qaaxada ee Soomaaliya, ayada oo toddobaadkan la xusay Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada. Waxaa barnaamijka marti ku ah Dr. Cabdicasiis Maxamuud Shire, oo ah maareeyaha mashruuca Qaaxada Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur “Nuur Bukhaari”.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Cudurka Qaaxada ee Soomaaliya