WFP oo yareysay raashinkii ay siin jirtay qaxootiga Dhadhaab

Dhadhaab

Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa yareysay garaamka raashinka ay siiyo qaxootiga ku nool Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, taas oo si toos u saameysay nolol maal-meedka qaxootigan.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Dhadhaab kasoo diray, wariyaha VOA-da Cabdisalam Salas.

Your browser doesn’t support HTML5

WFP oo yareysay raashinkii ay siin jirtay qaxootiga Dhadhaab