Weriye ka tirsanaa Al-Jazeera oo lagu dilay Gaza

Wariye oo ka tirsanaa warbaahinta Al-Jazeera ayaa la diley, mid kalena waa la dhaawacay Jimicihii markii uu ku dhacay gantaal laga soo tuurey magaalada Khan Younis ee ku taalla Koonfurta Gaza, sida ay warbaahinta warinayso.

Sahra Cabdi Axmed ayaa soo koobaysa warbixin ku saaabsan arrintaas, oo ay VOA qortay.

Your browser doesn’t support HTML5

Weriye ka tirsanaa Al-Jazeera oo lagu dilay Gaza