Weerarada loo adeegsado tooreyda oo kusoo badanaya London
London
London —
London waxa ay kamid tahay magaalooyinka Britain ee weerarada midiya ay fara ba'an ku hayaan, waxaana todobaadkii tagay oo kaliya mid kamid ah xaafadaha London lagu dilay 4 qof oo dhamaantood loo adeegsaday Midiyo.