Wareysi: Xisbiga Jamhuuriga iyo Soomaalida Minnesota oo kulmay

Faisal Deri

Madaxda Xisbiga Jamhuuriga iyo qaar ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa xalay waxa ay magaalada Minneapolis ku yeesheen kulan loogu magacdaray "Kulanka Soomaalida Jamhuuriga ee gobalka Minnesota".

Faysal Deri oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ayaa weriyahayaga Minnespolis Maxamuud Mascadde uu ka wareystay kulanka iyo ujeeddadii laga lahaa.

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiga Jamhuuriga ee Minnesota.mp3