Wareysi: Siyaasadda cusub ee weerarrada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka
Washington —
Dowladda Mareykanka ayaa wax ka beddeshay siyaasadda la xiriirta duqeymaha ay diyaaradaheeda aan duuliyaha laheyn ka fuliyaan waddamada aanay ciidamada Mareykanku dagaalka toos ah ka wadin.
Madaxweyne Joe Biden ayaa yeelan doona ogollaashaha kama dambeysta ah howlgallada diyaaradahan.
Arrintan waxaa soo dadajiyay -sida war dowladda kasoo baxay lagu sheegay- koror la sheegay in uu ku yimid dadka rayidka ah ee ay dhibaatadu kasoo gaarto weerarrada Drone-ka.
Jacfar Kukay ayaa arrimahan ka wareystay Qareen Amiin Haaruun oo ka howlgala gobolka Minnesota ee dalkan Mareynaka.
Your browser doesn’t support HTML5
Howlgallada Diyaarahda aan duuliyaha laheynee mareykanka.mp3