Wareysi: Waxyeellada abaaraha ka jira dowlad deegaanka Soomaalida

Ahmed Yasin

Wasiirka Maaraynta Masiibooyinka dowlada deegaanka Soomaalida Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahin oo waraysi siiyay idaacadda VOA ayaa ka waramay in xaalada abaarta deegaanka saameeynteeda ay wali kajirto 9 gobol iyadoo uu sheegay in ay usii daranyihiin 3 gobol.

Wasiirka ayaa ka warbixiyay qorshe dhawaan bilaaban doona oo dib u dajin rasmi ah loogu samaynayo dadka barakacayaasha ah ee ku xaraysan xerada Qoloji.

Wasiirka waxaa wareystay wariyaheenna Maxamed C/raxmaan Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Wasiirka Maareynta Musiibooyinka DDS.mp3