Nairobi —
Iyada oo duruufo nololeed oo adagi ay ka jiraan meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah, ayaa waxaa dhinaca kale jira shakhsiyaad samafalayaal ah oo isu xilqaama inay taageeraan bulshooyinka tabaalaysan.
Suldaan Cabdicasiis Suldaan Maxamuud Afguduud, waa mid ka mida shakhsiyaadka u istaagay inuu wax ku celiyo dadka tabaalaysan.
Magaalada Nairobi ayuu ugu waramay weriyaha VOA Yaasiin Ciise Wardheere.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Samafale Suldaan Cabdicasiis Suldaan Maxamuud Afguduud